RW Khayre oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha & Taliye Ku-xigeenada Booliiska (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay xarunta taliska Booliika Soomaaliyeed, ayaa kulan la qaatay taliyaha Booliiska, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyo labada taliye ku-xigeen. Kulanka ayaa looga hadaly dardar gelinta qorshaha sugidda amniga dalka iyo fududeynta dib-u-habeynta Booliiska, si loogu guuleyso tayeynta ciidamada booliiska oo qayb ka … Continue reading RW Khayre oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha & Taliye Ku-xigeenada Booliiska (Sawirro)